Qaabka Waxbarashada Koonfurta Soomaaliyeed

Dr. Axmed Maxamed Weheliye loona yaqaano Xijji wuxuu ka mid ahaa Barayaashii Dugsiyada sarre iyo kuwii Dhexe ee ku yaaleen Bartamaha Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu ka mid ahaa la taliyaasha Gudiga erray bixinta xisaabta, taasoo lagu eray bixinayay qaabka loo isticmaali lahaa wadanka waxbarashadiisa. Wareeysigan oo ku saabsan Nadaamka guud ee wadanka wax looga baran jiray. Wuxuu ka hadlay nadaamka Gumeysigu ku aasaaseen waxbarashada Waqooyi iyo tan Koonfureed.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay dhibaatooyinka ka yimid israac siintii labadaas qeeyb ee British Somaliland iyo Italian Somaliland. Wareeysigan waxaa Professerka ka qaaday Maxamed Cabdulaahi Cartan una soo Diyaariyay Somali-Studies.com oo ah Hoyga Cilmi Baarista iyo Cilmi aruurinta Soomaaliyeed.

Booqo www.somali-studies.com
Nagala Soo Xiriir: info@somali-studies.com ama somalistudies.com@gmail.com




'Qaabka Waxbarashada Koonfurta Soomaaliyeed' have no comments

Be the first to comment this post!

Would you like to share your thoughts?

Your email address will not be published.

Images are for demo purposes only and are properties of their respective owners. Old Paper by ThunderThemes.net