Af-Soomaali Category

Sheekh Xasan Barsane
0

Sheekh Xasan Barsane: Gobdoon La Taariikh Gooyay (1853-1928)

Sheekh Xasan Barsane: Gobdoon La Taariikh Gooyay (1853-1928) Cabdiraxmaan Xaaji Maxamed (Gobdon)   HORDHAC Sheekh Xasn Sheekh Nuur Sheekh Axmed oo lo yiqiin Sheekh Xasan Barsane wuxuu dhashay sanadka markuu ahaa 1853, wuxuuna ku dhashay tuulada loo yaqaan Ubaadi oo u jirta qiyaas ilaa 68Km magaalada Jowhar, Gobolka Shabeelaha Dhexe, Soomaaliya. Hooyadiis waxaa la dhihi…

Images are for demo purposes only and are properties of their respective owners. Old Paper by ThunderThemes.net